Guddoomiye Gacal oo kulan xasaasi ah la qaatay Saraakiil ka tirsan AMISOM (Sawirro)

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa Magaalada Dhuusamareeb kulan kulmay Sarakiil ka tirsan Ciidamada AMSIOM oo halkaas gaaray maanta. Guddoomiye Gacal ayaa Saraakiisha AMISOM uga warbixiyey halka ay mareyso howlaha doorashada madaxweynaha Galmudug iyo khilaafka cusub ee soo kala dhex galay Dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna. Kulankan oo ahaa mid xasaasi ah ayaa … Continue reading Guddoomiye Gacal oo kulan xasaasi ah la qaatay Saraakiil ka tirsan AMISOM (Sawirro)